Portal:som

From OmegaWiki

Jump to: navigation, search
Ethnologue ISO-639-1 so
ISO-639-3 som
Betawiki
Babel
 som 

Xubinatani waxay ugu hadashaa afsoomaaliga sida afka hooyo.

Template:User som-5
som-4

Isticmaalahan wuxuu Soomaaliga ugu hadlaa sida afkiisa hooyo oo kale.

som-3

Isticmaalahan wuxuu Soomaaliga ugu hadlaa si aad u fiican.

som-2

Isticmaalahan wuxuu Soomaaliga ugu hadlaa si dhaxdhaxaad ah.

som-1

Isticmaalahan wuxuu Soomaaliga ugu hadlaa si aad u yar.

Search user languages

[edit] af Soomaali

Kusoo dhawaada goobta u gaarka ah af Soomaaliga ee OmegaWiki!

OmegaWiki waa mashruuc ay iska kaashanayaan dad badani sidii loo heli lahaa xog bilaash ah oo afaf badan ku dhigan, oo ku saabsan qaab dhismeedka, weedhaynta iyo ereyaynta afafkaas.

Maadaama uu OmegaWiki wali ku jiro xilligii tijaabinta, waxaa wax ka beddeli kara oo kaliya xubanaha qaarkood. Haddiise aad xiisaynaysaan inaad na caawisaan, na tusa inaad sidaad rabtaan idinkoo waxnagala qabanaya mashaariicda progetti Wiktionary.

Si kastaba ha ahaatee, waxaanu aad usoo dhawaynaynaa sixitaanka iyo talooyinkiina ku saabsan Omergawiki.

Haddii aad aragtaan wax qaldan, fadlan ku dara astada Sono {{Attention|<problems con article>}} bogga warbixinta ee weedha qaldan.

Haddii aanaydin fasax u haysan inaad wax ka beddeshaan boggagga, waxatdin ku sheegi kartaan fariimahiina bogga xubnaha ku jira OmegaWiki amase goobaha warbixinta.

[edit] Dalalka

Jabbuuti - Itoobiya - Kiiniya - Soomaaliya/الصومال

Personal tools
Toolbox